Herman Cain oo iska casilay musharaxnimada 2012

Herman Cain oo iska casilay musharaxnimada 2012 SNH: Sabti 03-12-2011: Musharixii xisbiga ribablikaanka ee doorashada madaxweynanimada Maraykanka 2012 mudane Herman Cain ayaa go’aansaday dhibaatooyin iyo eedo la…

Warbixin: Obama oo ka Tacsiyeeyay Geerida Steve Jobs

Waxaa wali caalamka ka soconaya hadalada lagu muujinayo dareenka bulshada caalamku ay kaga hadleyso geeridii arbacadii aynu soo dhaafnay ku timid agaasimihii hore ee shirkadda Apple Steve Jobs oo ku geeriyooday 56 sano jir 5-tii bishaan October 2011. Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo afadiisa Michelle…

Wiil yar oo jirkiisu Magnad yahay “Mucjiso+DAAWO”

Bogdan waa wiil yar oo 7 sano jir ah, waxa uu jirkiisu noqday mid magnad ah, iyadoo alle uu awood u siiyay in sida magnadka oo kale uu shey kasta oo magnadku qabto uu jirkiisu soo qabanayo. Bogdan sida Sawirada iyo Muuqaalka aanu idiin soo…

Tobanka Ardey ee ugu horeysa Imtixaanaadka Qaranka ee Deeqaha Waxbarasho 2010-2011

Muqdisho (Horumar Online) Dugsi sanadeedka 2010-2011 waxa uu noqonayaa kii ugu cadaaladda badnaa ee lagu qeybiyo waxbarashada deeqaha waxbarasho ee ay Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ay ka heshay dalalka caalamka, waxaana sanadkan 2011 uu wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare uu suurto…

Herman Cain oo iska casilay musharaxnimada 2012

Herman Cain oo iska casilay musharaxnimada 2012

SNH: Sabti 03-12-2011: Musharixii xisbiga ribablikaanka ee doorashada madaxweynanimada Maraykanka 2012 mudane Herman Cain ayaa go’aansaday dhibaatooyin iyo eedo la soo darsay aawadeed iska casilay in uu sii ahaado musharax doorashada ee loogu tartaamahyo jagada madaxweynanimada wadanka Maraykanka ee  soo socda ee 2012. Herman Cain…